Diiwaangelinta Musharaxiinta Madaxweynaha Oo lasoo Faba-gabeeyay.(Akhriso Liiska.)

Guddiga isku dhafka ah ee labada aqal u saareen doorashada Madaxweynaha ayaa galabta soo gebagebeeyey diiwaan-gelinta musharaxiinta Madaxweynaha.

Qoraalk ay soo saareen guddiga ayey u sheegeen iney sadexdii cisho ee u dambeysay diiwaan geliyeen 39 musharax oo dhamaantood u taagan doorashada Madaxweynaha, kuwaasoo buuxiyey shuruudihii looga baahnaa

Guddiga ayaa intaas ku daray in beri ay teendhada Afisiyooni ka bllaaban doonto dhegeysiga khudbadaha musharaxiinta, waxayna socon doontaa ilaa Khamiista.
Halkan ka Akhriso

(Visited 3 times, 1 visits today)