Deni Oo Magacaabay Guddi ka Kooban Wasiiro Iyo Saraakiil.(Akhriso)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddiga qaban-qaabada iyo diyaarinta xaflada xuska maalinta 1-da August 2021.

Puntland ayaa sanad kasta marka soo gaaro 1-da Luulyo waxaa laga xusaa maalintii la aasaasay Maamulkaas.

Magacyada xubnaha Guddiga

Xasan Shire Cabdi Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda (Guddoomiye)

Cabdisamed Maxamed Gallan Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta (Xubin)

Aamino Cismaan Jaamac Wasiirka Wasaaradda Haweenka (Xubin)

Jaamac Faarax Muuse Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha (Xubin)

Cabdisalaan Siciid Faarax Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta (Xubin)

Cabdi Xasan Xuseen Taliyaha Ciidanka Booliska (Xubin)

Maxamed Cabdirashiid Cali Agaasimaha Guud Madaxtooyada (Xubin)