Dawlada Oo Amar la Xiriirta COVID-19 ku soo Rogtay Dugsiyada Waxbarashada Somaliya.

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxa ay war-saxaafadeedkan ku cadeyneysaa in adeegyadii Waxbarashada la sii joogteeyo iyada oo marwalba la raacayo habraacyada ka hortagga COVID-19 ee ay ku baaqday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee XFS.

Halkan Ka Akhriso: