Daawo Wiil Iyo Gabar Somali ah Oo ku Guuleystay Tartano Caalami ah Oo ka kala Dhacay Norwey Iyo Sweden.

Halkan ka Daawo Gabar Somali ah oo ku guuleystay Billad uu bixiyo boqorka dalka Sweden.

Halkan Hoose ka Daawo Wiil 15 jir Soomali ah oo ku guuleystay tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Norwey.