Cirro Iyo Faysal Dhamaa Wakhtigoodi Qore Mukhtar Cilmi

Bismilaah alraxmaan alraxiim. Waxaan salaamaya dhamaan bahweynta warbahiinta somaliland.

Sida aanu u wada ognahay in sharcigii ururada axsaabta la ansaxiyey, runti na waxay ahayd talaabo Mudan kusocotay xukuumadda madaxweyne muuse biixi Cabdi.

Xeerarka cosob ku lifaaqsan xeerkan waxa ku jira in u Musharax xisbi u tartamaya madaxnimada in u 2 jeer in ka badan u so soo sharaxi karin waana arin fican oo ay dadku soo dhaweyeen, hadaba labada gudoomiye ee mucaaridka Faysal Cali waraabe iyo cabdiraxmaan cirro way dhaafin mudadoodi , aan idin tilmaamo:

Faysal Cali wuxuu use soo sharaxay 2003 iyo 2010 iyo 2015 ee dib u dhacday iyo 2017 iyo 2020 shirweynahoodi. 5 jeer ayuu u soo soo sharaxay wuuna dhaafay.

Cabdiraxmaan cirro wuxuu u soo sharaxay 2015 u dib u dhacday iyo 2017 iyo 2021 shirweynehi dhawaan qabtay. 3 jeer ayuu cirro xisbigiisa Isla sharaxay isagona who dhaafay mudadiisi.

Halku madaxweyne muuse biixi mar kaliya u galay 2017 musharaxnimadii ku warijeye silaanyo ,marka waxa xukuumadda iyo golaha gurtidu la gudboon in ay faraan labada xisbi waddani iyo ucid golayaashooda in ay faysal iyo cirro Sharcigu u saamaxeyn in ay galayaan tartan danbe oo shire degree ah qabsadan. 

Labada siyaasi Muran siyaasideed mooyaane wax ay kuso kordhiyeen saaxada majirto, xiligii saaxada maca salaameyn lahayeen bay gaadhay.

Qore mukhtar cilmi