Buuq Hareeyay Furitaanka Kalfadhiga 7-aad Ee Baarlamaanka Somalia.

Buuq iyo sawaxan ayaa hareeyay furitaanka kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka Soomaaliya oo ay goobjoog ku yihiin madaxweynaha iyo guddoonka baarlamaanka.

Doodaan hareysay furitaanka Kalfadhiga baarlamaanka ayaa waxaa bilaabatay kadib markii uu khudbadda bilaabay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Xildhibaanada qaar ayaa la arkayay iyaga oo lakala cel-celinayo isla markaana ku dhawaaqaya dooni mayno