Boqor Buurmadow Oo ka Mid-noqday 135 Oday Ee soo Xulaya Xildhibaanada Aqalka Hoose Ee Somaliya.

Boqor Cismaan Buurmadow ayaa ka mid noqday 135 oday ee soo xulaya Xildhibaanada aqalka hoose ee Soomaliya ku matalaya gobolada Waqooyi kuwaasoo dhawaan doorashadoodu ks dhici doonta magaalada Muqdisho.

Sawirkan la baahiyay xagiisa hoose ayaa muujinaya inuu boqorku ka mid noqday 135 ka oday ee soo xulaya xildhibaanada hooa ka eeg.