Booliska Fadaraalka Itoobiya Oo Dhoolatus ku Sameeyay Addis Ababa.

Booliska magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya oo soo bandhigay labiskooda cusub laba maalmood ka hor doorashada dalkaasi ka dhaceysa Isniinta.

Ra’iisawasaare Abiy Axmed ayaa ku adkeysanaya inay tahay doorashadii ugu wanaagsanayd ee dalkaasi ka dhacda. Waxay dhaceysaa xilli colaad iyo macluul ay saameyn ballaaran ku hayaan waqooyiga dalkaasi.

Beesha caalamka ayaa shaki weyn ka muujisay dhexdhexaadnimada doorashada isniinta dhaceysa.

(Visited 1 times, 1 visits today)