Bishaaro: Dhisme Kiro Ah Oo Lagaaga Hir-galiyay Borama.

Waxa dhamaan bahda Waxbarashada, Caafimaadka iyo dadka kale ee jecel inay helaan dhisme kiro ah oo meel wanaagsan ku yaala loogu bishaaraynayaa in laguu dhamaystiray Dhismihii Dabaqa ahaa ee RAAD diyaarna uu u yahay in la kireeyo.

Dhismahan oo ku yaala Jidka taga Jamacada Camuud gaar ahaan waxa uu kasoo horjeeda Qiblada Masjidka Dacwa, waxa uu ka kooban yahay 2ba dabaq iyo mid hoose,iyadoo laguugu diyaariyay 16 Fasal ama qol iyo 6 Musqulood.

Waxa uu leeyahay daaqado hawada u jeeda, waxana uu ku yaalaa goob ku haboon Waxbarashada, Caafimaadka iyo waxii la mid ah.

Waxa lagaaga kiraynayaa qiime macquul ah oo ku raaligaliya.

Hadaba hadii aad danaynayso wixii faah-faahin ah kala xidhiidh

Mulkiilaha dhismahan Siciid Maxamuud Xasan oo Lambarka Taleefankiisu Yahay 063-3782778 Ama
Madaxa shirkada dhismaha ee Xamdi Jamaal Xasan oo Taleefanadiisu yihiin 063-3300011 & 063-4456260.