Barasaabka Gabilay Oo Shaqo Ka Joojin ku Sameeyay Isu-duwaha Wasaarada Hawlaha Guud Ee Gobolkaasi.(Akhriso)

Badhasaabka gobolka Gabiley Maxamed CIsmaan Xaaji Ahmed ayaa Maanta Shaqadii Ka joojiyey Isuduwihi wasaarada Halwaha guud iyo guriyanta mud. Cabdi Cali Cilmi ee gobolka Gabiley

Shaqo Ka joojintani ayaa timid kadib markii uu shalay Isuduwuhu Ka jaawabay cabasho Ka imid gudida ganacstada iyo bulshada Wajaale.

Halkan ka Akhriso: