Bahda Awdal Media Oo Idin Leh Ciid Mubaarak.

Bahda shabakada Awdalmedia.com ayaa munaasibada ciiul fidriga awgeed hanbalyo u diray dhamaan umada muslimiinta gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, waxayna u rajeynayaan inay ku ciidaan bash-bash iyo barwaaqo

Agaasimaha Shabakada Awdal Maxamed Bili bili ayaa idin leh kuli caam wa antum bi khayr, wuxuuna Alle idiinka ka rajanayaa inaad ku gaartaan ciidan ciideed camal san iyo cibaado suuban.

Leave a Reply