Axmed Madoobe Oo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Jubbaland Iyo Xilal kale.(Akhriso)

Madaxweynaha Jubbaland Ahmed Mohamed Islaam, ayaa S/Guuto Ismaaciil Saxardiid Keydsane u Magacaabay Taliyaha guud ee Ciidamada Darawiishta Jubbaland.

Talaabadan lagu magacaabay S/Guuto Ismaaciil Saxardiid Keydsane ayaa ku soo beegantay xili maanta Jubbaland ay soo bandhigtay cudud ciidan oo dhowaan bilaabaya iney degaanada Jubbooyinka ka bilaabaan howgal ka dhan ah Al-shabaab

Sidoo kale Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Magacaabay Gudoomiye ku xigeenada Degmada Kismaayo ee Maamulka iyo Maaliyada, arimaha Dowlada Hoose iyo Gudoomiye ku xigeenka arimaha Bulshada.

Halkan Hoose Akhriso:

(Visited 12 times, 1 visits today)