Akhriso:-Cadaalad-darii ka Muuqata Mashaariiriicdii ku Jirtay Miisaaniyadii 2020-2021

Mashaariiriicdii ku Jirtay Xisaab Xidhkii Miisaaniyadii 2020-2021

Mashaariicdii gobolada laga fuliyey iyo qatanaanta gobolka Awdal ee kaalinta 2aad kagajira xaga cashuurbixinta mashaariicdiina waa sidan:-

Gobolka Sool

1: dhismaha Dugsiga sare ee Muuse Yusuf
2: dhismaha saldhiga D.yegoori
3: dhismaha xarunta dabdemiska
4: jaamacada nugaal
5: dhismaha garoonka K.cagta ee lascanod

Dagmada caynaba

1: dhismaha xarunta w.A.Bulshada
2: dhismaha cusbitalka D/oog
3: dhismaha garoonka kubada cagta ee caynaba

Gobolka Sanaag

1: Guriga Martida ee ceerigaabo
2: garoonka kubada cagta ceerigabo
3: xarunta xanaanada ee cerigabo
4: dhismaha x.xeerilalinta gobolka
5: dhismaha x.w.xananda xoolaha garadag
6: dhismaha dugsiga hose Dhexe gar adag
7: dhismaha buundoonyinka wadada cerigabo
8: dhismaha wadada cerigabo

Gobolka Togdheer

1: dhismaha Dayrka jaamacada Burco
2: dhismaha w.xanaanada xolha
3: dib udhiska xarunta dabdemiska Burco
4: dhismaha wasaarada H.guud
5: dhismaha garoonka k.cagta oodawyne
6: dhsimaha w.x.xolaha odwayne
7: dhismaha w.H.guud

Gobolka Saaxil

1: dhismaha W.macdanta iyo Tamarta
2: dhisme ladhisay Biyo kulule
3: dhismaha dugsiga H.Dh.’mandheera

Gobolka Awdal

1: xayndaabka madaarka Borama ma wada Fulin
2: dhismaha MCH ka hayayaabo
3: dhismaha dab demiska Borama Ma Fulin mushraacaasi

Gobolka Gabilay

1: dhismaha Xabsiga gabilay
2: dhismaha x.cashuuraha barriga
3: dhismaha rugta kutubta gabilay
4: dhismaha guriga martida gabilay
5: Biyo balaadhinta gabilay
6:- dhismaha MCHka arabsiyo
7:- dhismaha MCH ka kalabayd/xunshakay
8:- dhismaha xafiska iyo dayrka kastanka kalabydh
9:- dhismaha xarunta tarminta xoolaha ee wajaale
10:- dhismaha xayndaabka xarunta tarminta xoolaha ee W
11:- dhismaha bakhaarka kastanka kalabydh
12:- Biyo Balaadhinta wajaale

Gobolka Maroodijeex Ama Hargaysa

1:- dhismaha cusub ee cashuuraha beriga
2:- dhismaha cusub ee wasaarada waxbarashada
3:-dhismaha xafiiska ciyaaraha
4:- dhismaha hookka shirarka xafiiska xeer ilaaalinta guud
5:- dhismaha xafiiska Haayada masiibooyinka
6:- dhismaha cisbitaalka bariga hargysa
7:- dhismaha cisbitaalka waqooyiga hargysa
8:- dhismaha MCH ka malowle.lagawareejiyey Daami
9:- kordhinta Dugsiga hosedhexe malowle.