Abdi Xaashi Oo ka Digay ku Dhaqanka Shuruucda aan soo Marin Aqalka Sare.(Akhriso)

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Mudane Cabdi Xaashi Cabullaahi ayaa digniin ka soo saaray ku dhaqanka shuruuc iyo dhismaha hey’addo sharci darrro ah oo aan soo marin Aqalka Sare.

Sharciyadan uu digniinta kasoo saaray Gudoomiyaha aqalka sare ayaa gaaraya illaa lix sharci iyo hey’addo la ansixiyay intii ay jirtay Xukuumadda Xil gaarsiinta.
Halkan ka Akhriso: