Waxaa dhammaan Soomaalida midnimada Soomaaliya jecel iyo kuwa ka xun barakicinta lagula kacay Soomaalida ka soo jeedda Koonfur Galbeed laga codsanayaa in ay ka soo qaybgalaan muddaaharaad lagaga soo horjeedo horjoogaha Taliska Somaliland iyo hay’adda Heritage Foundation. pic.twitter.com/5EFxewjsp1