Dagaal ayaa maanta dib uga qarxay deegaanka Cali Saahid ee gobalka Togdheer.
Labadii beelood ee dagaalamaya ayaa hore loo heshisiiyay isla markaana shirkooda Burco lagu aoo xidhay.
Dagaalkan Labada beelood ayaa salka ku haya murank dhul daaqsimeedka ay wada dagaan labadaasi jufo
Wali lama oga khasaaraha soo kala gaadhay Labadan dhinac mana jirto cid masuula oo ka hadashay colaadan dib u soo curatay
(Visited 5 times, 1 visits today)