Day: June 7, 2022
Muwaadiniin Somaliyeed iyo Ajaaniib kale Oo Caawa Lagu Dilay South Africa
Kooxo burcad hubeesan ayaa caawa weerar dhaliyay khasaaro badan oo…
Somaliland Oo Ardayda ka Mamnuucday ka Qayb-galka Mudaharaadka Mucaaridka ku Baaqeen
Wasiirka Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa guddoomiyayaasha Waxbarashada ee gobolada…
Safar Uu Ahmed Madoobe ku Yimid Muqdisho Oo la Ogaaday Ujeedadiisa.(Sawiro)
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo xubno…
Xasan Sheekh Oo Kormeer shaqo ku Tagay Wasaaradda Gaashaandhiga.(Sawiro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta…
Mareykanka Oo Dacwad kusoo Oogay Milkiilihii Kooxda Chelsea
Maamulka dalkaas Mareykanka ayaa ganacsadaha Ruushka ah, ee Roman Abramovich…
Taliyaha ciidamada Burundi Oo soo Gaaray Muqdisho Kadib Weerarkii Ceel-baraf Askarta Looga Dilay
Taliyaha guud ee ciidamada Burundi Gen. Prime Niyongabo oo booqasho…
Madaxweyne Afrikan ah Oo Raadinaya Musharax Uu ku Taageero kursiga Uu ka Degayo
Madaxweynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari, ayaa weli ka fikiraya musharax…
Nin Labadiisa Waalid ku Dacweeyay Sababtii ay U Dhaleen.!!
Nin 27 jir ah oo Hindiya u dhashay ayaa qorsheynaya…
Madax ka Qeyb-galeysa Xafladda Caleema-Saarka Xasan Sheekh Oo soo Gaaray Muqdisho
Wafuud Ka kala Socda dalalka Caalamka ayaa soo gaaraya magaaladda…