Diyaar-garawga Xaflada Dhaarinta Xildhibaanada Cusub Oo Bilaabatay.(Sawiro)

Guddiga doorashooyinka heer Federaal ee FEIT ayaa soo dhajiyay boor…

Maraykanka iyo Britain Oo Shaaciyay In Dagaalka Ukraine Ruushku U Adeegsaday Hub Kiiimiko ah.

Maraykanka iyo Britain ayaa shaaciyay inay xaqiijinayaan warar sheegaya in…

Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson Oo la Ganaaxay

Booliska dalka Ingiriiska ayaa ganaaxay Ra’iisul Wasaare Boris Johnson, iyo…

Xukuumada Somaliya Oo Sheegtay in Laga Sal-gaaray Sababtii loo Xiray Terminaalka Movecon.

Xukuumada Soomaaliya ayaa fasaxday in dib loo furo terminaalka Movecon…

Putin Oo Amaanay Ciidamada Ruushka Ee Galay Dalka Ukraine

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa amaan badan u jeediyay ciidamada…

Jabuuti Oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Dadkii Uu Saameeyay Dabkii Suuqa Hargeysa.

Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed ayaa…

Doon U Rarnayd Somaliland Oo ku Gubatay Duleedka Berbera

Doon ganacsi oo u rarnayd ganacsade Rashiid Ibraahin Ciise oo…

Khilaaf ka Taagan Dibu Dhiska Suuqa Waaheen Ee Hargeysa

Khilaafkaan oo salka ku haaya dib u dhiska suuqii gubtay…

Kenya Oo Wali ka Kalluumaysanaysa Badda loo Xukumay Soomaaliya

Lix bilood ayaa laga joogaa markii ay Maxkamadda Cadaalladda Adduunka…

Farmaajo Oo Khudbad ka Jeediyay Xuska Maalinta Ciidanka Xooga Dalka Somaaliyeed

Madaxweynaha mudo xileedkiisa dhamaaday ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi…