Day: April 8, 2022
Ali Xarbi Oo Shaaciyay Sababta Uu U Dilay Xildhibaan Sir David.”Waxa Uu Dhibaato ku Ahaa Muslimiinta”
Cali Xarbi Cali oo 26 jir asal ahaan kasoo jeeda…
Wasiirka Gaashaandhiga Oo si Adag Uga Jawaabay Isbaaradii Uu M/Laftagareen ku Eedeyay Rooble.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa ka…
Midowga Musharaxiinta Oo Taageeray Go’aankii Rooble Dalka Uga Eryay Madeira
Golaha Midowga Musharaxiinta wuxuu soo dhoweynayay go’aanka ka soo baxay…
Weerar Dhimasho iyo Dhaawac Geystay Oo ka Dhacay Magaalada Tel Aviv.
Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay dhowr kalena waa…
M/Qoor Qoor iyo Xildhibaano Gaaray Baydhabo Lagu-na soo Dhaweeyay.(Sawiro)
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada…
Madaxweyne Qoorqoor Oo Maanta ku Wajahan Baydhabo.
Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda Magaalada Baydhabo ee…
Kharaaso ka Dhashay Weerar Madaafiic ah Oo Alshabaab ku Qaaday Saldhig Ciidamada Itoobiya.
Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay…
Ruushka Oo Shaaciyay Waqtiga lasoo Afjarajo Duulaanka Ukraine
Afhayeenka Kremliin-ka Dmitry Peskov ayaa sheegay in Moscow ay rajeynayso…