Hay’ada Caalamiga ah Ee ICG Oo ku Baaqday In la Cunaqabateeyo Madaxda Hortaagan Kiiska Ikraan Tahliil.

Hay’adda caalamiga ah ee xasaradaha adduunka ee ICG, ayaa soo…

Afhayeenka Beelaha Hawiye Oo Shaaciyey Tallaabo ay ka Qaadanayaan kiiska Ikraan Tahliil

Afhayeenka odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo…

Shacabka Borama Oo si Adag Ula Hadlay Barasaabka Gobolka Awdal

Wasiirka Cusub Ee Amniga Oo War kasoo Saaray Magacaabista Taliye Goobaha Nisa.

Wasiirka cusub ee Amniga Gudaha, Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa soo…

Saraakiilka Tirsanaa Sirdoonka Mareykanka Oo Qirtay Inay Qarsoodi Ugu Shaqeyn Jireen Imaaraadka.

Saddex sarkaal oo horey ugu soo shaqeeyay hey’adaha mukhaabaraadka iyo…

Wasiir Ciidamada Nabad Sugida ku Eedeeyay Inay Weerareen Guriga Hooyadeed.

Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukuumada Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibrahim…

Madaxwayne Biixi Oo Fagaare kula Shaaheeyay Shacabka Gabilay.

Khilaaf Sababay Gacan ka Hadal Oo ka Dhex-qarxay Kooxda Taalibaan.

Khilaaf weyn ayaa ka dhex bilaabmay hoggaamiyeyaasha Daalibaan oo ku…

Shaqaalaha Dawlada Oo Looga Digay Arimaha Doorashada Iyo Khilaafka Siyaasadeed.

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab…

Taliye Aan Wali Tagin Xarunta Nisa Oo Xilkii ka Qaaday Taliyihii NISA Gobolka Banaadir.

Wareegto kasoo baxday Agaasimaha KMG ee NISA Sareeye Guud Bashiir…