Xaalad Dhinaca Dhiinta Oo soo Food-saartay Haweenka Muslimiinta ah Ee Dalalka Yurub.

Maxkamadda Caddaaladda ee Yurub ayaa Khamiistii xukuntay in shirkadaha ka…

Puntland Oo U Digtay Shaqaalaha Ajaanibta ah Ee ka Hawlgala Degaannadeeda.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Maamulka Puntland Xasan Shire Abgaalow ayaa sheegay…

Maansuuqii 2005tii Sameeyay Sawir Gacmeedkii Loogu Gafay Nabi Muxamed NNKH Oo Baqtiyay.

Farshaxamiistihii malcuunka ahaa ee reer Denmark ee sameeyey sawir gacmeedyada…

Mareykanka Oo Somalida Nool U Kordhiyay Mudada Sharciga TPS.

Xoghayaha Amniga Gudaha ee Dowladda Maraykanka Alejandro N. Mayorkas ayaa…

Muuqal Dhamaystiran:-Dardaarankii loo Jeediyay Gabdho U Xirnaa Calanka Somaliya Oo la siidaayay

Hargaysa:-Wasiir Maxamed Kaahin Oo Mamnuucay Dalxiiska Maalmaha Ciida.

Ururka ONLF Oo Taageertay In Cagta La Mariyo Kooxda TPLF.

Mamulka Gobolka Hiiraan Oo si Adag Uga Jawaabay War kasoo Baxay Midowga Musharaxiinta.

Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa si adag…

Muwaadin Somaliyeed Oo la Jir-dilay Lagu Tuuray Badda Jaziirads Malta.

Muwaadin Soomaaliyeed oo kunool magaalada Gozo ee Jaziirads Malta ayaa…

Xildhibano Booqday Qoyska Gabadh La Sheegay In Kufsi Iyo Dil Loogu Gaystay Hargaysa.