Xasan Shiikh: “Farmaajo Juhdiga Uu ku Bixiyay Gobolka Gedo ku Bixin Arrinta Badda”

Wasiiro ka Socda Somaliland Oo Gaadhay Nairobi Iyo Ujeedka Safkooda.

sida ay ku waranatay jariirada Busiweek, wasiirada qorshaynta iyo maaliyada…

Kenya Oo ka Hadashay Sababta ay Dib Ugu Dhigayso Dacwada Badda Iska-na Fogaysay Eedeynta Somaliya.

Dowladda Kenya ayaa iska fogeysay sheegashada dowladda Soomaaliya ee ah…

Gudiga Doorashooyinka Itoobiya Oo Eedeeyay Maamul-goboleedyada.

Guddiga doorashooyinka qaranka ee dalka Itoobiya ayaa sheegay diyaargarowga doorashada…

Malabsade Iyo Xaasaskiisii Beenta Ahaa Oo Lagu Xidhay Muqdisho.

Ciidammada booliska gobalka Banaadir ayaa soo qabtay wiil dhallinyaro ah…

Shirka Golaha Wasiirada Somaliya Oo Lagu Ansixiyay Xeerar Cusub.

Shirka todobaadlaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyey…

Booliska Beledweyne Oo Gacanta kusoo Dhigay Koox Burcad ah Oo Ilmo yar Afduubatay.

Ciidanka booliska Magaalada Beledweyne ayaa ku guuleystay in ay soo…

Wasiir Cumar Oo Dhagax-dhigay Wado Isku-xidha Deegaanada Tuli Iyo Magaalo Qalooc Ee Awdal.

Caasimadda Bangui Oo Kiiloogii Daqiida Ahi Uu Gaadhay 100 Dolar.

Ku dhawaad muddo laba bilood ah, caasimadda Bangui ee Jamhuuriyadda…

Militeriga Nigeria Oo Dilay 19 Xubnood Oo ka Tirsan Boko Xaraam.

Howl gal qorsheysan oo ay sameeyeen ciimada militeriga Nigeria ayaa…