Ciidanka Itoobiya Oo Laga Daad-gureeyay Gobolka Gedo

Wararka aan heleyno degmada Doolow ee Gobolka Gedo ee Koonfurta…

Shirkadda Twitter Oo Qarisay Qoraal Uu soo Dhigay Trump Oo ku Aadan Codeynta.

Shirkadda Twitter ayaa qarisay qoraal uu madaxweyne Trump soo dhigay…

Xildhibaano ku Eedeeyay Guddoomiyaha Aqalka Sare Khalqal-gelin Siyaasada Doorashada

Xildhibaanada Labada Aqal ee ka soo jeeda Gobolada Woqooyi we…

M/Biixi Oo Ka Qayb-galay Sanad-guurada 27-aad Ee Aas-aaska Ciidanka Booliska Somaliland

Farmaajo Oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Safiirada Denmark, Ireland, Poland Ee Somaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga…

Booliiska Pakistan Oo soo Badbaadiyay Gabar 13 jir ah Oo Qasab Lagu Muslimiyay Lagu-na Guursaday

Gabar 13 sano jir ah oo Kirishtaan ah kuna nool…

Faah-faahinta:Askari ka Tirsan Maamulka Somaliland Oo Lagu Dilay Laascaanood.

Wararka aan ka heleyno Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool…

Midowga Afrika Oo War kasoo Saaray Dilal Dhinaca Isirka Oo ka Dhacay Itoobiya.

Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, ayaa cambaareeyay dilalkii…

Mas’uuliyiin ka kala Socday Dowladda Dhexe Iyo Maamul Goboleedyada Oo Shir ku Yeeshay Muqdisho.

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan…

Weerar Toogasho iyo Is-miidaamin Iskugu Jira Oo ka Dhacay Magalada Vienna(Sawirro)

Ugu yaraan laba qof ayaa la rumeysan yahay in lagu…