Dab Caawa Qabsaday Xarunta Dembi Baarista Booliska Muqdisho Ee CID.

Dab xoogan ayaa caawa qabsaday xarunta dembi baarista Booliska (CID)…

Jen.Milatariga Somaliya Oo Saldhiga Balidoogle kula Kulmay Ciidamada Danab & kuwa Maraykanka.(Sawirro)

aliyaha Ciidamada Xoogga dalka, Jeneraal Odowaa,Yuusuf Raage ayaa gaaray Saldhigga…

Madaxwayne Deni Oo Safar aan lasii Shaacin ku Tagay Nairobi.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Arbaco ah…

Dacwadda soo Jeedinta Xil-ka Qaadista Trump Oo ka Billaabatay Aqalka Senate-ka.

Maxkamadda la soo taagayo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si…

“In Siyaad Barre Duqeeyo Hargeysa Iyo Burco Sax Bay Aheyd … ” Gen Guulwade-hii Maanta Iska Casilay Xilkii Farmaajo U Igmaday.

Odayaal U Digay Xildhibaada Ahlu-sune Ee ka Baxay Baarlamaanka Cusub Ee Galmudug.

Indha Cadde Oo Sheegay In Xubno Shabaab Ah ay ka Tirsan Yihiin Madaxtooyada Iyo Golaha Wasiirada.

Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo horay u soo…

Dhoofka Xoolaha Ee Imaaraatka Oo Shan Sano kadib Dib Uga Bilowday Boosaaso.

Waxaa dib u bilowday dhoofinta xoolaha nool ee laga rarayo…

Askari Reer Awdal ah Oo Aafgoosi Loogu Dilay Qurilugad Oo ku Geeriyooday Isbitaalka Hargaysa.

Alle ha u naxariistee waxaa isbitaalka Hargaysa ku geeriyooday sarkaal…

Faarmaajo Oo Qaabilay Guddiga Qaramada Midoobay Ee Cunaqabateynta Hubka Somaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan…