Awdal:-Suldaanka Beesha Abrayn Oo Mashaariic ka Dhagax-dhigay Deegaanka Osoli Ee Lughaya.

Madaxweyne Deni Oo Qaabilay Wefdi ka Socda Qaramada Midoobay.(Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta Qasriga Madaxtooyada…

Tirakoobka Iyo Xogta Shaqaalaha Dowladda Somaliya Oo lasoo Gabagabeeyay.(Sawiro)

Tirakoobka Shaqaalaha dowladda ayaa la soo gabagabeeyay, kaddib muddo toddobaadyo…

17 Qof Oo Lagu Dilay Dagaal Ciidamada Liyuu Booliiska iyo Dad Shacab ah ku Dhaxmaray Galguduud.

Ciidamada Liyuu Booliiska Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa lagu eedeeyay in…

Faah-faahinta:-Dagaal ay Ciidamada Dib Ugu Qabsadeen Saldhiga Goofguduud Ee Saaka Laga Qabsaday.

Ciidamada dowlada ayaa dib ula wareegay degaanka Goof-guduud ee duleedka…

Jaamacada Camuud Oo Laga Raali-galiyay Muran Dhinaca Beeralayda Oo la Xaliyay.

Somaliland Oo Joojisay Dawooyinkii Uga Iman-jiray Muqdisho.

Somaliland Oo Sharuud kale ku Xirtay Wada-hadalada Somaliya.

Odayaasha Beesha Aadan Yoonis Oo si Adag Uga Hadlay Dilkii Wajeele.

Ciidamada Syria Oo soo Ridday Gantaallo Uga Yimid Israel.

Habka difaaca hawada ee Syria ayaa ka hor-tagay gantaallo ay…