Xisbullaah Oo Sheegtay Inay Soo Ridday Diyaarad Israa’iil Leedahay.

Dagaalyahannada Kooxda Xisbullaah ayaa gantaal la beegsaday diyaarad Drone ah oo ay leedahay Dawladda Isreal, iyagoo…

RW Khayre Oo ka Hadlay Miishaarka Ciidamada Dawlada Oo la Kordhiyay.(Sawiro)

Golaha wasiirrada ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee…

Daacish Oo Xaqiijiyey Geerida Al-Baghdadi kuna Dhowaaqay Hogaamiye Cusub.

Ururka Daacish ayaa bayaan uu soo saaray ku xaqiijiyey geerida hoggaamiyihii kooxda Abu Bakr al-Baghdadi, islamarkaana…

Golaha Wasiirada Federalka Oo Ansixiyay Miisaaniyada 2020ka.

Golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sannadka soo socda ee 2020-ka.…

Go’aano Laga soo Saaray Muran ka Taagnaa Dhul Beereedka Deegaanka Gargaara Ee Lughaya.

Wafdigii loo xilsaaray xalinta khilaaf ka dhashay beero ay dadka barakacayaasha deegaanka Gargaara ka beerteen deegaankaasi…

Odayaal Si Adag Uga Hor-yimid Dacwada Lagu soo Oogay Xildhibaankii Dani ka Caraysiiyay.

Maraykanka Oo Baahiyay Sawirada Weerarkii Lagu Dilay Al-Baqdaadi.

Wasaarada Difaaca Mareykanka ayaa shaacisay muuqaalkii ugu horeeyay ee laga qaaday howlgalkii lagu dilay dhawaan Hogaamiyihii…

Cabdi Ilay Oo Maxkamada ka Dalbaday in la Siidaayo kana Hadlay Dambiyada loo Haysto.

Maxkamad ku taal magaalada Addis ababa ee caasimada dalka Itoobiya ayaa mar kale waxaa lasoo taagay…

Madaxwaynaha Puntland Oo Lagu soo Dhaweeyay Magalada Dahar Ee Gobolka Sanaag.(Sawiro)

Madaxweynaha Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka kooban labada gole ayaa…

Xisbiga UCID Ee Awdal Oo ka Hadlay Geerida ku Timid Gudoomiyihii Xisbigooda Ee Gobolka Togdheer.