Media
Am ad
  webmaster@awdalmedia.com

NBA News and Scores

Xisbiga Ucid oo isku Raacay Xilka qaadistii Budle sheegay inuu Qoraalkiisu ahaa mid lid ku ah Xidhiidh Somaliland iyo Jabuuti.



Mon 21 July 2014.

Hargaysa:(Awdalmedia.com)-Maaanta oo bishu ay tahay July 19,2014,Guddiga Fulinta ee Xisbiga UCID waxa isugu yimid shir ay kaga doodeen, kuna lafagureen Qoraalkii uu soo saaray Xoghayaha Hore Ee Arrimaha Dibedda Xibigga UCID,kuna weeraray Madaxweynaha iyo Siyaasadda Dowladda Djibouti, iyo Go’aankii uu xilka kaga qaaday Guddoomiye ku xigeenka 3aad ee Xisbiga UCID Muj: Cali Maxamed Yusuf
Gebabebadii shirkaas waxa Guddigu Fulintu Isku waafaqay;
1. In qoraalkaas Yusuf Budle Aanu Waafaqsaneyn Siyaasadda Arrimaha Dibedda iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ee Xisbiga Ucid iyo inay ka hor imanayso xidhiidhka labada Dowladood iyo labada ummadood. Ee Walaalaha Ah
2. Waxa kale oo Guddigu ansixiyey in Go’aankii Guddoomiye ku xigeeenka 3aad ee Xisbigu Mr Cali Gurey xilka kaga qaaday Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Xisbiga Mudane Yusuf Budle uu Ahaa Go,aan Xisbi Sharcina Yahey
3. Mar kale Xisbiga UCID wuxuu u arkaa dowladda Shacabka Jibouti ay yihiinn walaalo aanu Wadaagno Dano Qarannimo iyo mid ummadnimo
4. Ugu Danbeyntii Xisbiga Ucid Wuxuu Yusuf Budle Ugu Mahad Naqayaa Muddadii Uu Xisbiga la soo shaqeynaayey
Gudiga Fullinta Xisbiga UCID
Allaa Mahad Leh

Office Hargaysa(Awdalmedia.com)





Views : 113




Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines


Daawo Xildhibaan ka Tirsan Gabilay Oo Xirsi ku Eedeeyay Inuu Isku-dirayo Beelaha Burco & Gabilay.




Daawo Madaxwaynaha Somaliland Oo Kulan Layeeshay Safiiro Ka Socday Midawga Yurub




Qarax Khasaare Sababay Oo Goor Dhawayd ka Dhacay Suuqa Xoolaha Ee Degmada Buurhakaba.




Daawo Guddiga Joogtada Ee Golaha Guurdida Somaliland Oo ka Qayliyay Sixir bararka.




Muqdisho: Haweenay Da' Ah Oo Saddex Nin Oo Hubaysani Ku Dileen Suuq Bacaas Ee Degmada Yaaqshiid.




Trump Oo Xilkii Ka Qaaday Dhamaan Safiiradii Dalkiisa U Fadhiyey Caalamka.




Daawo Siyaasi Maxamed Cismaan Oo Wasaarada Maaliyada ku Eedeeyay Inay Xakamayn kari Wayday Sixir-bararka.











Xisbiga Ucid oo isku Raacay Xilka qaadistii Budle sheegay inuu Qoraalkiisu ahaa mid lid ku ah Xidhiidh Somaliland iyo Jabuuti.


Awdal Media Group