Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Madaxwayne Kabila Oo ka Hadhay Doorashada Madaxtinimada Congo, Musharax kalena Magacaabay.



Wed 08 August 2018.

Wararka inaga soo gaaraya dalka Jamhuuriyadda dimuqraadiga ee Congo waxay sheegayaan in madaxweynaha dalkaasi Joseph Kabila uu ka haray u tartanka doorashada madaxtinimo ee a filayo in la qabto bisha Disembar.

Balse Xisbiga Kabila ayaa Emmanuel Ramazani uu soo magacaabay musharraxooda uga qayb geli doono doorashada madaxtinimada ee dalkaasi.

Emmanuel Ramazani ayaa ahaan jiray madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Jamhuuriyadda dimuqraadiga ee Congo islamarkaasina saaxib dhaw la ahaa madaxweyne Kabila, wuxuuna yahay xoghayaha joogtada ee xisbiga PPRD ee dalkaasi ka arrimiyo sidoo kale waxuu ahaan jiray wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dowladda Joseph Kabila.



54 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines