Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Dagaal Hub Culus La Isku-Waydaarsaday Oo Saaka Ka Bilaamay Deegaanka Tuke-Raq.



Sat 21 July 2018.

Waxaa xaalad kacsanaan ah laga dareemayaa deegaanka tukaraq ee gobolka Sool halkaas oo saaka Waaberigii laga maqlay madaafiic ay isweeydaar sanayeen Ciidamada Somaliland iyo kuwa maamul gobolleedka Puntland.

Saaka subixii hore dadka tirada yare ee ku hadhay deegaanka Tuke-raq waxa ay ku waabariisteen jugta culus madaafiicda ay isku-ridayeen labada dhinac ee halkaasi weli iskuhor-fadhiya.

Xiisadaha dagaal ee ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaan weli loo helin wax xal ah.



65 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines