Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Madaxwayne Biixi Oo War-saxaafadeed kasoo Saaray Qaraxii lala Begsaday Raysal-wasaaraha Itoobiya.



Sun 24 June 2018.

Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa cambaareeyey qaraxii shalay ka dhacay isu soo bixii shacbiga ee lagu qabtay fagaaraha Meskel Square ee magaalada Addis-ababa ee lagu taageerayey Raysul-wasaare Abiy Ahmed.

Sidoo kale waxa ay madaxweynaha iyo goleyaasha qaranka ee JSL ka tacsiyeynayaan Raysal-wasaaraha Itoobiya Md. Abiy Ahmed,xukuumadiisa iyo shacbigaba, dadkii ku geeriyooday iyo intii kale ee ku dhaawacan tahay qaraxaas oo fal arxan darro ahaa oo ay sameeyeen kuwa nabad diid ah

 



48 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines