Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Tacsi:Cabdullaahi Maxamed Cumar, xaaskiisa Ruqiya Xasan iyo carruurtooda oo deggan magaalada Bolton ee dalka Ingiriisku, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan; dhammaanba tafiirta reer Sheekh Muuse



Wed 11 April 2018.

Baroordiiq الذين اذا اصبتهم مصيبة قالوا انا لله وانا اليه راجعو Cabdullaahi Maxamed Cumar, xaaskiisa Ruqiya Xasan iyo carruurtooda oo deggan magaalada Bolton ee dalka Ingiriisku, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan; dhammaanba tafiirta reer Sheekh Muuse oo ku baahsan daafaha caalamka iyo guud ahaanba dadweynaha reer Gabiley, iyaga oo ka tacsiyeynaya geerida naxdinta leh ee ku timid, Alle ha u naxariistee xildhibaan Ibraahim Axmed Sheekh Muuse (Ibraahim Kacaan) oo Shalay oo ay bisha Abril 9 ahayd/ 2018ka ku geeriyoodey magaalada Hargeysa. Waxayna baroordiiqdaasi si gaar ah ugu dirayaan: ubadkiisii, ooridiisii, walaaladii iyo dhammaanba ehelada kale ee ku sugan dalka Somaliland iyo dibadiisaba. Waxayna Ilaahay ka baryayaan, in uu Ibraahim geeyo jannadiisa Firdowsa; ehelada iyo asaxaabtana uu samir iyo iimaan ka siiyo. Allahayoow Aamiin



238 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines