Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Siyaasi Shiine Dheere oo Galaaftey Jidkii Horumarka Haayada Wadooyinka Ee Asarda iyo Xukuumada oo Lacagtii Dhismaha Ka Jartey Asarda



Wed 11 April 2018.

Siyaasi Shiine Dheere oo Galaaftey Jidkii Horumarka Haayada Wadooyinka Ee
Asarda iyo Xukuumada oo Lacagtii Dhismaha Ka Jartey Asarda .

Wasiirka Horumarinta Jidadka Soomaalilad Cabdilaahi

Abokor Cismaan ayaa La Sheegey in uu Joojiyey Lacatii Miisaaniyada Ugu Jirtey

Haayada Horumarinta Wadooyinka ee gobolka Awdala ee Asarda ,Ka Dib Markii
lagu eedeeyey in haayadu jabisey qodobo xeerkooda ku jira .
Wasiiir Cabdilaahi Abokor oo Warqad uu Qorey ku Hagaajiyey gudoomiyaha
Shirkada Haayada Asarada Yaasiin Qalinle ayaa waxa uu sheegayaa in xeerka
haayadu dhigayo in xubnaha ka mid noqonaya haayada ay ka madaxbanaanyihiin
siyaasada iyo walib ka hadalkeeda ,maadaama oo ay yihiin ganacsato isku xil
qaamey dib u dhiska magaaladooda .
Masuulka shirkada lagu qoonsadey oo ah gudoomiye ku xigeenkii kowaad ee
xisbiga wadani oo dhawaan xilka ka qaadey gudoomiyaha xisbiga mucaaridka
wadani Abokor Xuseen Meecaad Shiine Dheere kuna darey hogaanka sare ee
xisbiga mucaaridka wadani .
Waxan aaney warqadani lagu sheegey in gudoomiyahooga laga doonaayo sababta
keentey in xubnaha Hayaada Ku Jiro masuul ka tirsan xisbiga Mucaaridka ee
Wadani .
Warar Xogogaal oo heleyso shabakadu ayaa tibaaxaya in lacagta haayada
wadooyinka ee Asarda laga Joojiyey ay hayd lagaca loogu darey miisaaniyada oo
la rabey in lagu dhiso wadad isku xidha Boorama iyo Lawya Cado
Isha Ku Hay Wixii Warar ee ka soo Kordha .

Xigasho Hadhwanaagnews.Com

Awdalmedia

Borama/Awdal

 



122 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines