Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Wadani oo Xilkii Ka Qaadey G/Xigeen Kowaad Shiine Dheere Una Magacaabey Cabdirisaaq Khaliif Axmed.



Tue 10 April 2018.

Warsaxaafaeeed uu soo Saarey Galabta Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka wadani waxa uu Xilkii kaga Qaadey Xaaji Abubkar Xuseen Shiine Dheere oo ahaa Gdoomiye Ku Xigeenka Kowaad ee Xisbiga Mucaaridka Wadani kaasi oo kaasoo ka soo jeedey gobolka Awdal ,waxana uu xilkan gudoomiyaha u soo magacaabey Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo ka soo jeeda gobolka Sool kaasi oo xilal kala duwan ka soo qabtey Xukuumadii kala duwanaa ee Soomaliland

Hadaba Halka Ka AKhri Warsaxaafaeed Magacaabista Gudoomiye xigeenka kowaad xisbiga Wadani

Awdalmedia.com

Hargeysa 



84 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines