Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Maayir Ku Xigeenka Degmada Baki Ayaa Madxweyneha Soomaliland Muuse Biixi Cabdi Ku Hambalyeeye Xilka Qaadista Ex Badhsaab Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax + Sabata Halkani Ka Ogwo



Mon 09 April 2018.

Maayirka Ku Xigeenka Degmada Baki Ee Ka Tirsan Gobolka Awdal Oo Maanta Khadka Telfoonka Ugu Warmaayay Shabkada Caalamigaa Ee Golaha91.com Ayaa Waxa Uu Madaxweyneha Soomaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Ku Hambalyeeyey Xilka Qaadista Uu Ku Sameeyey Badhsaabkii Hore Ee Gobolka Gabiley Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo Uu Dhawaan Xilka Ka Qaaday Madaxweyne Muuse Biixi 

Maayir Ku Xigeenka Degmada Baki Mudane Dayib Xasan Raage Cudad Ayaa Waxa Kale Oo Uu Halkiisa Ku Daray In Uu Doonaayo In Maxkamed Loosoo Taago Shacabka Degmada Baki Badhsaabkii Hore Ee Gabiley Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax 

Hadlka Maayir Ku Xigeenka Degmada Baki Dayib Xasan Raage Ayaa Waxa Uu U Dhegnaa Sidan”Mudane Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Waxa Aad Ku Mahadsantahay Xilka Qaadista Aad Ku Samaysay Badhsaabkii Hore Ee Gobolka Gabiley Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Waan Kugu Hambalyaynaayaa Xilka Qaadistaasi Sababtoo Ah Mr Ramaax Waxa Uu Dambi Qaran Ka Galay Bulshada Xariirtaa Ee Degmada Baki Ee Ka Tirsan Gobolka Awdal Ramaax Markuu Awdal Ka Ahaa Badhsaabka Mudane Madxweyne Waxa Uu Dagmada Baki Ku Sheegey In Ay Tahay Xarun Al qaacido Isagoo U Cuskanaaya Qoryo Ay Dawaladii Soomaliya Kaga Tagtey Halkaasi Oo Ay Maamulka Degmada Baki Meel Gaara Ku Xiftiyeen Oo Ay Ilaaliyeen Marka Horan Inuu Xil Hayaaba Madaxweyne Xaaraan Ahayd  Madxweyne Markaa Waan Kugu Hambalyaynaynaa Xilka Qaadistiisa Waxa Aan Codsanaynaa In Aad Maxkamed Noosoo Tagto Ninkaasi , Madaxweyne Degmada Baki Waa Meel Laf Dhabar U Ah Dhaqaalaha Reer Soomaliland Oo Ah Magaalo Waxa Soo Saar Kuna Mashquulsan Inta Badan Beeraha Oo Degmooyinkii Khayraadka Soomaliland Ugu Jirey Ah Oo Waliba Hantidii Umadu Lahayd Meel Fiican Ku Xiftidey Ayaa Halkii Ay Abaal Sharaf Iyo Karaamo  Kasugaayeen  Ayuu Dawladaha Jaarkaa Ramaax Lacgkaga Doontey Fadeexadaasi Aanuu U Meel Dayin 

Awdalmedia

Borama/Somaliland 

Desk



168 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines