Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Daawo Wararkii Ugu Danbeeyay; Khasaaro Naf Iyo Maal ka Dhashay Doon ku Gubatay Duleedka Dekedda Boosaaso.



Mon 19 March 2018.

Inta la og-yahay Labo Ruux oo ka mid ahaa 16 shaqaale ayaa ku dhaawacmay Doon maanta ku gubatay meel u dhow Dekeda Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari.

Shaqaalaha ku dhaawacmay dabka ayaa la dhigayy Isbitaalka guud ee magaalada Boosaaso si loola tacaalo xaaladooda sida uu warbaahinta u sheegay Wasiir- ku -xigeenka Wasaaradda Dekadaha Puntland.

Doonta ayaa sidoo kale waxaa ku gubtay dhamaan hantidii saarnayd oo isugu jirtay Bagaash,Gawaari, Shidaal, Gaaska Cuntada iyo Badeecooyin kale sida uu warbaahinta u sheegay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dekadaha Puntland.

Waxaa soconaya dadaal xoogan oo la doonayo in lagu damiyo Doonta oo ay ku basbeelleen dhamaanba hantidii saarneyd.



102 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines