Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Maraykanka Oo Hal Qof U Xidhay Weerar Sanadkii Hore Lagu Qaaday Masjidka Minnisota.



Wed 14 March 2018.

Bishii August ee sanadkii hore ee 2017, ayeey aheyd markii weerar bambaano loo geystay Masjid ku yaalla gobolka Minnisota oo lagu magacaabo Daarul Faaruuq.

Bambada ayaa lagu tuuray xafiiska Imaamka Masjidka in yar ka hor salaaddi subax, iyada oo Imaamnku aanu markaas xafiiska joogin. Qaraxasi ayaa waxa uu bur-buriyay xafiiskii iyo qeybihii kale ee u dhawaa.
Habeenkii xalay ahaa ayaa hay’adda FBI-du shaacisay in la qabtay nin loo tirinayo inuu weerarkaas ka dambeeyey.

Culimada Masjidka ayaa siweyn u soo dhaweeyay tallaabada ay qaadeen FBI ee lagu soo qabtay qofka la tuhusan yahay.



111 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines