Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Somaliland Oo Mamnuucday Ururka Fursad Fund Oo Lagu Eedeeyay ka Shaqaynta Is-dhexgalka Bulshada Somaliwayn.(Akhriso)



Tue 13 March 2018.

Warqad ka soo baxday wasaaradda Qorshaynta Somaliland ayaa lagu sheegay in ururka Fursad Fund lagaga mamnuucay Somaliland.

Ururkan ayaa sanadkii hore buuq ka dhashay kadib markii ay soo baxday in uu fidinayo aragtida Soomaaliwayn maaddaama ahmiyaddiisu tahay Soomaaliya waxaana lagu eedeeyay in uu mashaariic is dhexgalka Bulshada ah wado.

Xukumadda ayaa eedo kuwaas la mid ah u cuskatay Ururka Fursad Fund waxaana la sheegay in uu aasaasay nin si weyn looga yaqaano Hargaysa ama gayiya Somaliland kaasoo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Caynte

 



99 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines