Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

War Deg-deg ah Madaxwayne Trump Oo Shaqadii Ka Eryay Xogahahiisii Arimaha Dibada.



Tue 13 March 2018.

Madaxyne Trump ayaa xilkii ka qaaday xoghayahiisii arimha Dibada Rex Tillerson, waxana uu xoghayenimo u magacaabay Madaxii hayada CIA Mike Pompeo.

Xilkaqaadistan ayaa Madaxwayne Trump waxa uu ku shaacay bartiisa Twitter waxana uu yidhi “Mr. Tillerson waan uga mahadnaqayaa shaqadii uu dalka u qabtay, sidoo kale Xogahaya cusub Mr. Pompeo waxaan rajaynaa inuu dalkan u qaban doono shaqo wanaagsan”

Mr. Tillerson ooh ore u ahaan jiray Agaasimahii guud ee shirka dhinaca Bartoolka ee ExxonMobil, ayaa xilka Xoghayaha Arimaha dibada ee maraykanka waxa loo magacaabay sanad kahor.

Sidoo kale ayaa Madaxwayne Trump waxa uu haweenay lagu magacaaco Gina Haspel u soo xushay inay noqoto xogahaya Hayada CIA, waxana ay Gina Haspel hadii la anasaxiyo ay noqonaysaa haweenaydii ugu horaysay ee xilkaas qabata

 



83 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines