Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Safar Ugu Baxaya Imaaraadka.



Tue 13 March 2018.

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hogaaminayo ayaa la filayaa inay goor dhaw safar ugu baxaan wadanka isku taga imaaraadka carabta.

Safarkan ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee madaxweyne Muuse Biixi ku tago wadanka UAE oo uu marti qaad rasmi ah ka helay.

Safarka madaxweyne Muuse Biixi iyo weftigiisa ayaa ku soo beegmaya iyada oo ay meel adag marayso xaraarada siyaasadeed ee ka dhalatay heshiiska ay shirkada DP World ku maal galinayso dekeda Berbera ee ay qaybta ka yihiin wadamada somaliland iyo Itoobiya.

Weftiga madaxweyne Muuse Biixi ayaa la filayaa inay kulamo la yeelan doonaan masuuliyiinta wadanka UAE iyo

sidoo kale shirkada Dp World.



131 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines