Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Wasiirka Warfaafinta Oo Isku Shaan-dhayn Ku Sameeyay Waaxyaha Wasaaraddiisa.



Thu 22 February 2018.

Wasiirka wasaaradda warfaafinta Cabdiraxmaan Cabdilaahi Guri-barwaaqo ayaa Wareegto wasiir ku magcaabay, saddex masuul.

Muuse jaambiir ayaa loo magacaabay maareeyaha telefiishenka qaranka Somaliland, waxaana xilkan hore u ahaa khaddar Maxamed Cakule. Sidoo kale, Agaasimaha Waaxda Barnaamijyadda waxa loo magacaabay Cabdicasiis Caydiid Cilmi (Yamani).

Cumar maxamed faarax ayaa isna waxa loo magacaabay guddoomiyaha wakaalladda wararka somaliland (SOLA), waxaana xilkan hore u ahaa Xuseen Kurdi

Maxamed Axmed Jaamac (Calooley) ayaa Loo Magcaabay guddoomiyaha wargeyska dawladda ee DAWAN, waxaana laga qaaday xilkan oo uu hore u ahaa Sayid Cismaan Madar



87 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines