Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Al-shabaab Oo Toogasho ka Fuliyay Gobolka Hiiraan.



Sat 17 February 2018.

Wararka ka imanaya deegaanka Buq-Aqable ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya goor dhaw Al-shabaab toogasho ku fuliyeen qof ay ku eedeeyeen in uu ka tirsanaa ciidamada dowladda.

Goobjogayaal ayaa sheegay in Ninkan oo lagu magacaabi jiray Sahal Axmed Rasle ku toogteen meel fagaare ah.

Boqolaal dadka ku dhaqan deegaanka Buq-Aqable ayaa isugu soo baxay fagaaraha lagu fuliyay toogashada.

Ma ahan markii ugu horeysay oo ay Al-Shabaab fuliyaan Xukuno noocan oo kale ah balse tiro dhowr jeer ayaa waxa ay deegaano badan oo dalka ah ay ka fuliyeen Xukuno kala duwan.



85 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines