Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Warqaddii Uu Ex Wasiir Cali Mareexaan Ku Iibiyey Suuqa Injida Burco Oo La Helay.



Wed 14 February 2018.

Ex Wasiir Cali Maxamed Xasan (Cali Mareexaan) oo ahaa wasiirkii hawlaha guud iyo guriyeynta Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa waxa soo ifbaxaday fadeexad musuq-maasuq dhul ah oo ku kacay wasiirkaasi,.

Mudadii lagu gudo jiray olalaha doorashooyinka iyo intii ka horraysay ayaa ay soo baxayeen dhulal uu ex wasiir Cali Mareexaan si kala gaar gaar ah ugu wareejinayay dad gaar ah, waxaana aanu wakhti hore iftimiinay in wasiir Cali Mareexaan iibiyey suuqii Injida Burco.

Hadaba warbaahinta qaar ka mid ah ayaa ugu dambayn helay warqaddii wasiirku wakhtigaa ku hibeeyey bakhaarrada suuqa Injida ee Burco.

War-qadan oo ay war-baahintu heshay waxa ku saxeexan Ex Wasiir Cali Mareexaan, waxaanay tahay ujeedada ay xanbaarsantahay bixinta Bakhaarada Dawlada ee Injida Burco, kuwaas oo lagu siiyey shaqsiyaad gaar ah.

 



Views : 22



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines

Wafdigii Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka Turkiga Oo Kormeeray Saldhiga Milatari Ee Ay ka Dhiseen Muqdisho.(Sawirro)

Wasiirka Warfaafinta Oo Isku Shaan-dhayn Ku Sameeyay Waaxyaha Wasaaraddiisa.

Madaxweynaha Hirshabeele Oo la Kulmay Madaxweynaha Dalka Jabuuti.

Dawlada Somaliya Oo ka Digtay Gaadiid Waxyaabaha Qarxa Laga soo Buuxiyay Oo soo Galay Muqdisho.

Ganacsatada Muqdisho Oo soo Dhaweeyey Go’aankii Gudiyadda Baarlamaanka ku Laaleen Canshuurtii Lagu soo Rogay.(Sawiro)

Xisbiga Oromada Itoobiya Oo Guddoomiye Cusub Doortay iyo Filashada Uu Raysal Wasaare Ku Noqon Karo.

Shirka Golaha Wasiirada Somaliland Oo Laga Soo Saaray Qodobo Iyo Daraasad Ku Saabsan Isku Dhacyadda Beelaha.

Dawlada Iiraan Oo Soo Bandhigtay Dedaalo Ay Waddo Oo Lagu Joojinayo Dagaalka Dalka Suuriya.

Daawo Xisbiga Waddani Oo Si Kulul Uga Hadley Ex Wasiir Samsam Oo Ka Degtay Moqdisho.

Daawo Xisbiyada Ucid Iyo Wadani Oo Ku Dhawaaqey Gudiyo Badhintaano Ku Samaynaya Golayaasha Deegaanka Dalka.

Nuxurka Qodobo Lagaga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Ee Maamulka Puntland.

Madaxweyne Biixi Oo Magacaabay Agaasimayaal, Safiiro Iyo Garsoorayaasha Maxkamada Ciidamada Somaliland.

Itoobiya Oo sii Deysay ilaa 1, 500 Maxaabiis ka Tirsanaa Ururka ONLF.

Dagaal ka Dhacay Degmada Baardheere Ee Gobolka Gedo.