Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Tacsi tiiraanyo leh qoyskii abwaan maxamed siciid Af-gudhiye (Xulad damay, hal-door lagu goblamay, deeqsi naga hoyday )by: Khadar-Libaaxley.



Sun 28 January 2018.

Inaa lilaahi wa inaa ileehey raajicuun,  waxa an halkan tacsi dirayaa qaranka Somaliland ,qoyskii, eheladii, qaraabadii , asxaabtii iyo dadweynihii yaqaaney marxuum Abwaan maxamed siciid Af-gudhiye oo ku geeriyootay magaalada Hargaisa 27/1/2018 rabi naxariistii jano haka waraabiyo, Samir iyo iimaana ha inaga siiyo. waxa uu ahaa abwaan weyn oo qiimo kuleh gayiga soomaalidu degto wadankasta ,waxa aan markale rabi uga baryayaa janatul fardawsa isaga iyo intii ay isku maalin wada hoyden, badal khayr qabana illaahay ha siiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay

Dr.khadar maxamed faahiye ( khaalid-Libaaxley)

dr.khadar05@gmail.com



330 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines