Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

NBA News and Scores

Wariye Bili-bili Oo Xabsiga Loo Taxaabay Kadib Markii Uu Daaha Ka Fayday Musquq Dawlada Hoose Hadheeyay Waqtigan Kala-guurka



Thu 07 December 2017.

Wariyihii Shabakadaha Heemaalnews ee Gobolka Awdal Maxamed Nuur Muuse Bilibili ayay ciidamada Booliska ee Boorama xabsiga u taxaabeen abaari 11 duhurnimo ee manta.

Amarka lagu xidhay wariyhan ayaa ahaa mid uu bixiyay Duqa Degmada Boorama Maxamed Xuseen Maydhane, waxana ciidamada Boolisku markii ay xidhayeen wariyahan ay ku wargaliyeen in dacwad uu soo gudbiyay Duqa dagmadu ay ku xidhayaan.

 

Ma jirin wax waaran maxkamadeed ah oo loo isticmaalay xadhiga wariyahan, marka laga reebo warqadaas dacwada ah ee uu keenay Duqa Degamada Boorama, waxana ay wararku intanku darayaan in Xadhiga wariyahan uu salka ku hayo, warar Musuq-maasuq la xidhiidha oo uu daaha ka fayday.

 

Hadaba Dib u milicso Maqaalka Qoraalka ah uu ka gam’I waayay Duqa Boorama ee loo aanaynayo Xadiga Wariyaha



Views : 41



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines